Sacuudiga oo soo riday Diyaarad ay Xuutiyiin Duqeyn ku geesan rabeen

War maanta oo talaado ah kasoo baxay dowlada Sacuudi Carabiya ayaa lagu sheegay in ciidamada cirka dalkaasi soo rideen diyaarad nuuca aan duuliyaha laheyn ee loo yaqaan Drone. Dowlada Sacuudiga ayaa sheegtay in diyaaradan lasoo riday kooxda Xuutiyiinta shiicada doonayeen in ay duqeyn kaga geestaan magaalada Khamis Mushait ee koonfurta wadanka Sacuudiga. Dhinaca kale kooxda Xuutiyiinta … Continue reading Sacuudiga oo soo riday Diyaarad ay Xuutiyiin Duqeyn ku geesan rabeen